Dhageyso:Gollaha Qurba Joogta KoonfurGalbeed Somaliya Oo Cambareeyey Dilkii Puntland Loogu Geystey Shacab Ka Soo Jeeda KGS

0
678

Toronto(INO)- Kulan deg deg ah oo ay yeesheen gollaha qurbo joogta koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa lagu cambaareeyey dilkii foosha xumaa ee loo geystey muwaadiyiin kasoo jeeda koonfur galbeed somaliya oo ku sugnaa magalada Galkacyo ee maamul goboleedka Puntland.

Gabagabadii kulanka gudoomiyaha golaha qurba joogta koonfurgalbeed Cabdullahi Xasan Adan oo la hadley warbaahinta hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Toronto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here