Dhageyso:Dahabshiil oo Bangi Ganacsi Ka Furtay Magaalada Hargeysa

0
231

Hargeysa(INO)-Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Silanyo ayaa  furay bangigii u horeeyay ee Ganacsi oo ay magaalada Hargeisa ka hirgalisay Shirkada Dhabshiil, kaasi oo ay ku baxday lacag gaadhaysa 12 million oo dollar, islmarkaana haatanba maalgaliyay ganacsato gaadhay 700 oo qof.

Munaasibadda lagu daah furayay bangigan ayay ka soo qayb galeen mas’uuliyiin kala duwan, ganacsato, iyo hayadaha caalamiga ah ee Somaliland ka hawlgala.

Halkan Ka Dhageyso

bangiga Dahabshiil

Idale News Online, Hargeysa