Tiyeeglow(INO)- Maamulka Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool Ayaa Waxaa Uu Kawarbixiyey In Howlgalo Ay Kasameyeen Degaano Ay Hoos Yimadaan Degmadaasi.
Gudoomiyaha Degmada Tiyeeglow Maxamed Cabdulle Foodcade Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Ciidamada Gaarka Ah Ee KGS Dagaal Ay La galeen Ciidamo Ka tirsan Urarka La Shabaab Waxaana Uu Sheegey In Dagaalkaasi Uu Kadhacay Degmaanka Lagu Magacaabo yoow-Kuuyow Oo Katirsan Tiyeeglow .
Gudoomiyahay Ayaa Waxaa UU Sheegey In Dagaalkaasi Aanan Ka Dhashan Waxqasaaro Ah Lakiin Al Shabaab Ay Kasaareen Degaankaasi.
Dhanka Kale Gudoomiyaha Degmada Tiyeeglow Maxamed Cabdulle Foodcade Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Hada Ciidamada Gaarka Ah Ee KGS Ay Kuwajahan Yihiin Degaano Kale Oo Katirsan Degmada Tiyeeglow Maalmo Kadibna Gacanta Ay Kudhigi Donaan Degaano Kale Oo Wali Ku Harsan Urarka Al Shabaab Waa Sida Uu Idalenews.com Uxaqiijiyey Gudoomiyaha Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool Maxamed Cabdulle Foodcade
W/Q;Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}