Dhageyso:Caasha Axmed Cabdalla “Gobolada Waqooyiga Somalia Waa Inay Ka Baxaan Xubinimada DFS”

0
202

Muqdisho(INO)- Caasha Axmed Cabdalla Oo Horay Xilaal Kala Duwan Uga Soo Qabatay Dowladda Soomaaliya Ayaa Waxay Cabasho Xoogan Ka Muujisay Habka Saami Qaybsiga Xbnaha Aqalka Sare Ee Puntland La Siiyaay Iyo Sida  Loo Maamulay Waxay Sheegtay In Dadka Daga Gobolada Sool Sanaag Iyo Cayn An La Siinin Xubnihii Ay Ku Lahayeen

 Ugu Danbayn Waxay Baaq U Dirtay Madaxda Dowladda Soomaaliya Inay Arinta Cabasha Soo Fara Galiyaan.