Dhageyso:Nuxurka Khudbada Madaxweyne Xasan Shirka Sharmal Sheekh

0
202

Sharmal SHeekh(INO) Afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya Daa’uud Aweys oo madaxweyne Xasan SH Maxamuud ku wehlinaya safarka uu ku joogo magaalada Sharmal Sheekh ee wadanka Masar ayaa ka warbixiyey shirka uu madaxweynuhu kaga qaybagalayo Sharmal SHeekh iyo qudbad uu halkaa ka jeediyey.

Afhayeenka Madaxweynaha ayaa sheegay in shirka Sharmal Sheekh uu muhim u yahay Soomaaliya,wuxuuna tibaaxay in madaxweyne Xasan SH uu la kulmay xoghayaha guud ee ururka Jaamacadda Carabta Nabiil Al-Carabi iyo masuuliyiin kale oo ka kala tirsan wadamada Carabta.

Daa’uud Aweys oo waraysi siiyey Idaacadda BBC-da laanteeda afka Soomaaliga ayaa tafaasiil ka bixiyey qudbadii madaxweyne Xasan SH ka jeediyey shirka SHarmal SHeekh.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Sharmal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here