Yuusuf Dabageed ayaa sheegay in shirweyne ay ka soo qeybgalayaan reer Hiiraan isla markaasna lagu dooraanaayo maamul ay dadka soo doorteen kaasoo waafaqsan dastuurka dalka iyo nidaamka federaalka bedelaayana maamulka xiligiisa dhamaadey uu ka dhaci doono maalinta berito ah magaalada Beledweyne.
Dhageyso: [audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2013/09/Dabageed.mp3″]