Muqdisho(INO)- qaar kamid ah xildhibaanada baarlamanka Soomaalaiya ayaa waxa ay sheegeen in haatan xaalad adag oo abaareed ee kajirto qeemo kamid ah gobolada dalka xilidhaabanda ayaa sigaar ah u’sheegay in ay abaarta kaga jirto deegaanada uu ka’arimiyo maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Halkan Hoose Ka Dhagesyo Codka
Idale News Online, Muqdisho