Dhageyso: Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka KGS Oo Radiyey Hadal Dhawaan Ka Soo Yeerey…

0
191
Muqdisho(INO)- Xubno ka tirsan Xildhibaanada Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamey  hadalo ka soo yeerey Mas’uuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed Soomaaliya kuwaasoo sheegey in Magaalada Aan laga qaban karin shirar xasaasi ah oo maamulka uusan ogeyn.

Xildhibaanadan oo ah kuwo isbedel doon ah isla amrkaana dhawaanahan ku shirsanaa Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegeen in mas’uuliyiintaas hadalkaas ay ku waayn doonaan xilalkooda waa sida hadalka ay u dhigeen.

Halkan Ka Dhageyso