Dhageyso: Xildhibaan Sheikh Aadan Madeer oo ka waramaya qaraxii uu ka badbaadey ee baabuurkiisa lagu qarxiyey

0
221

Laba xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka bad-baaday qarax lala eegtay baabuurkii ay saarnaayeen oo marayay degmada Xamar weyne ee magaalada Muqdisho.
sheikhMadeer
Weerarkan qaraxa ah ayaa waxaa ku dhaawacmay saddex qof oo saarnaa baabuurka oo laba ka mid ah ay lugaha ka go’een.

Dhinaca kale goobjoogayaal ay sheegaya inuu jiro qof rayid ah oo qaraxaasi ku dhintay.

Haddaba, Sheekh Aden Maxamed Adeer oo ka mid ah labada xildhibaan ee qaraxa ka bad-baaday ayaa VOA uga warramay sida ay wax u dhaceen. Wareysiga oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

[audio:http://realaudio.rferl.org/voa/SO/2013/07/24/ed15b3f7-24a2-49c9-b3ee-e9124dea4ebb.mp3]

 

Idale News Online