Dhageyso: Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamanka Jubbaland Oo Rajo Wanaagsan Ka Muujiyey Gollaha Wasiiradda Cusub

0
352

Kismaayo(INO)- Xildhibaan Bashiir Faaqid Buraalle oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamanka Maamulka Jubbaland  oo wareysi gaar ah uu siyey Shabakadda Wararka IdaleNews.com ayaa ka hadley Magacaawista Wasiiradda  Maamulka Jubbaland oo dhawaan ku dhawaaqay Hogaamiye Axmed Madoobe.

” Jubaland way qaadi kartaa 17 wasiir iyo ku xigeenadooda xag dhaqaaalle iyo abood intuba, marka uu furmo kal fadhiga baarlamanka ayaa la horkeeni doonaan baarlmanka, waxaan is leeyahay waxa ku jiro ragg aqoonyahno iyo waxgarad ah” ayuu yiri Xildhinaan Bashiir Faaqid Buraalle.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Kismaayo