Rome(INO)-Xildhibaan Cismaan Axmed Dufle ayaa ku guuleystay abaalmarinta shaqsiga ugu wanaagsan Aduunka taasi oo sanadkiiba mar la qabto.
Dr Dufle ayaa abaalmarinta ku muteystay dadaalka dhinaca Caafimaadka ee 20-kii sano u dambeysay uu ku bixiyay Soomaaliya xili ay dagaalo adag ka socdeen Dalka.
Dhawaan ayey ahayd markii uu ka mid noqday Dr, Dufle dadka u sharaxan abaalmarinta Nobel peace.
Halkan Ka Dhageyso.
Idale News Online, Rome.