Baydhabo(INO)- Wasiirka Hub ka dhigista, dhaqan celinta iyo tababarada Maleeshiyaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay) ayaa Sheegey in Maleeshiyada Mayalka adag ah Ee Soomaalida Al shabaab in Si gaar ah u dhibaateyso waa sida hadalka u dhigey e Shacabka Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Wasiirka ayaa tilmaamey in Al shabaab ay xireen wadooyinka muhiimka ah ee gala Degmooyink Gobolada isagoona xustey in aysan sidaas ku sameynin Gobolada kale ee Soomaaliya.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Muqdisho