Baydhabo(INO)- Xaflada Xuska Maalinta Haweenka Aduunka Hadda Ka Socot Hoolka Shirarka KGS, isla markaana waxa halkaas, fadhiya wasiiro, Xildhibaano ka tirsan Koonfur Galbeed Soomaaliya. Madaxda ayaa hadda jeedinayaan Khudbado kala Gedisan oo Lagu dhiira Galinayo Haweenka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden Ayaa Goordho la filaya inuu Hoolka Soo Gaaro.
Guud ahaan 8 Marso waxa aduunka oo dhan laga xusaan Maalinta Haweenka Aduunka, isla maraknaa waxa la Muujiyaan Kaalinta Ay Ka Haweenka ay ku leeyihiin Siyaasada iyo arimo kale.
Waxaan Khdlka Kula Xariirney Wariye Warcade oo ku Sugan Hoolka Shirarka KGS
Fillo Goordhow, Codod iyo Sawiro
Idale News Online, Baydhabo