Dhageyso: Xaawo Sokor Cali ” Haweenka KGS Waxay La Shaqeynayaan Ciidanka”

0
423

Baydhabo(INO)- Xaawo Sokor Cali, Gudoomiyaha Haweenka Degmada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa Sheegdey inay Haweenka Degmada Baydhabo ay la shaqeynayaan Ciidanka Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxayna xustey in mar meliba ay u taagan yihiin Garabsiinta Hay’adaha Dowlada.

Xaawo Sokor, aya tilmaamtey in Xaquuqda ama Saamiga Haweenka Dowlada Koonfur Galbeed Sooomaaliya y ku la haayeen Si sax ah ay u heleen  21 % oo ay sheegdey inay ku imaatey ka dib markii ay kulumo badan la sameeyeen Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaliya iyo Madaxda Beesha Caalamka ee imaanayey Baydhabo.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Bayadhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here