Dhageyso: Wasiirka Ganacsiga Oo Baaq u Diray Ganacsatada Soomaaliyeed

0
285

Muqdisho(INO)- Wasiirka Ganacsiga iyo Warsadaha ee dowlada Soomaaliya C/rashiid Maxamed Axmed ayaa asna dhankiisa sheegay in loo baahan yahay in ganacsatada ay ka fiirsadaan beecadaha ay keenayaan dalka.

Wuxuu sheegay wasiirka inay muhiim tahay in la ilaaliyo tayaba badeecadaha la keenayo dalka, isla markaana ay si aad ah isaga koontoroolaan.

Wasiirka ayaa sidoo kale tilmaamay in ganacsatada loogu baahan yahay in ay ka shaqeeyaa hormarinta dhaqaalaha Soomaaliya.

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo

Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay