Dhageyso Wasiirka Diinta Iyo Awqaafka KGS Oo Shariif Xasan Ugu Baaqay in uu Xilka Iska Casilo

0
225

Muqdisho(INO)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafka Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Macalin Barre  ahna Mudane Ka Tiran Baarlamanka KGS oo shir jaraa’id ku qabtey Magaalada Muqdisho ayaa Ugu Baaqay Madaxweyne Shariif Xasan In uu Xilka Ka digo, isagoona ku eedayey in aduun dhan( $1, 700,000) uu ku bixiyey Ololaha Doorashada Gudoonka Baarlamanka Soomaaliya.

Halkan Ka Daawo VIDEO Shirka Jaraa’id

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Muqdisho