Dhageyso: Wasiirka Cadaalada DFS Oo Sheegay In Madaxtooyada Soomaaliya Ay Ka Jirto Cadaalad Daro

0
238

Muqdisho(INO)- Waa hubanti in Cadaalad daro baahsan ay ka jirto Soomaaliya taasi oo dadka aan dembiga laheyn la xukumo keliya oo cadaalad xumo ay jirto.

jilka

Wasiirka Wasaarada Cadaalada Soomaaliya C/llaahi Axmed Jaamac (Ilko Jiir) ayaa waxa uu ka hadlay Cadaalad darada ka jirta Dalka iyo sida ay uga warqabaan.

Wasiir Ilko Jiir ayaa tibaaxay inay cadeenayaan dadka madaxda ah aan Xukun lagu ridin taasina ay ugu wacan taahy Cadaalad darada jirta.

Wasaarada Cadaalada ayaa sidoo kale Eedeyn kala dul dhacday Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya taasi oo sheegtay inay Baarlamaanku diidan yihiin in la meel mariyo Sameynta Maxkamad Dastuuri ah.

Halkan Ka Dhageyso Codka

Idale News Online, Muqdisho

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here