Marka(NO)-Wasiirka beeraha iyo Waraabka ee Dowlada goboleedka K.Galbeedka Maxamed Xasan Faqi ayaa ka warbixiyay ujeedada safarka asiga iyo wafdigiisa ay ku joogaan Sh.Hoose.
Mudane Fiqi ayaa sheegay in hadda wixii ka dambeeya aysan jiri doonin boos uga banaan ciidan Militari oo dowladda dhexe ah magaalooyinka Sh.Hoose, ujeedada safarkoodana ay ka mid tahay in ciidamo booliis iyo nabadsugid isugu jira oo dadka deegaanka ah inaan sameyno.
Halkan Ka Dhageyso.
Idale News Online, Maraka