Dhageyso: Wasiir Binti Oo Ka Hadashey Jahwareerka Siyaasadeeda Ee Ka Taagan Gobolka Shabellaha Hoose

0
208

Baydhabo(INO)- Wasiir ku xigeenka wasaarada Haweenka qoyska iyo arimaha xuquuqul insaanka ahna Mudane ka tirsan Baarlamaanka Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Marwo Binti Ibraahim Cali oo wareysi siisey Shabakada Idalenews.com ayaa  ka hadashay Jahwareerka Siyaasadeed ee ka jirta Shabeellaha Hoose.

Wasiirad Binti ayaa sheegtay in lagu Soo duulay Shabeellaha Hoose islamarkaana aan loo ogoleyn in dadka deegaanka ay isku filnaadaan si ay iyaga isku maamulaan, waxaana daboolka ay ka qaaday in dullanka Gobolka uu wajiyo badanyahay. Binti ayaa sidoo kale ka hadashay arimo badan oo xasaasi ah.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here