Dhageyso: Wasaaradaha Arimaha Gudaha KGS & Tan DFS Oo Tababar Baydhabo Ugu Furey Xildhibaano iyo Wasiiro

0
222

Baydhabo(INO)- Waxa maanta Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay lagu Tababar Ku Sabaabsan Sidii ay u wada Shaqeyn lahaayeen Wasaaradada Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Tan DFS.

Waxaan ka soo qiibgalay Dah furka Tababarkan Xaaji Cali Wasiiir ku xigeenka Wasaarada arimaha gudaha DFS  iyo C/raxmaan Ibrahmed Aden Sate Wasiirka arimaha  gudaha  iyo Dowladaha Hoose Ee KGS.

Tababarkan Waxa Loo Furey Xildhibaano , Wasiiro Ka tirsan  KGS Shaqaalaha Wasaarada Arimaha Gudaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Waxna looga hadlaya Wada shaqeynta DFS iyo Koonfur Galbeed Soomaliya iyo Welib dib u eegis lagu sameynayo Dastuurka Dowlada KGS.

Dhinac kale waxa Maanta la filaya in tababar kale loo furo Bulshadda rayidka ee ku dhaqan  Degmada Baydhabo iyo Suxufiyiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkan Ka Dhageyso Codka C/raxman Sate

Halkan Ka Dhageyso Codka Wasiir Ku Xigeenka W. A. DFS Cali Xaaji

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here