Dhageyso: Wariye Abshir Mandella Oo Aynu Ka Wareysaney Doorashadda Ururka NOSUJ

0
499

Baydhabo(INO)- Wariye Abshir Maxamed Nuur (Mandella) Oo ka mid ah Wariyaasha Shabakadda Warbaahinta Idae News Online Ee Magaalada Baydhabo oo haatan ku Sugan Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, ayaa ka wareysanay Doorashadda Hogaanka Guud Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed Ee NOSUJ.

Sidoo kale Abshir, Waxa uu sheegey in hal laga gaarey is qab qabsigii ururkaas, isla markaana dhawaan la bilaabayo doorashadda Guud ee NOSUJ.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo