Xawaal Bar-baare(INO)- Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa hada waxay Ka Arimisaa Degaano Iyo Degmooyin Katirsan Gobolada Bay Iyo Bakool Iyadoo Degaano Kalena Hada Ay Gacantooda Ay Ku Jirto Urarka Al Shabaab.
Degaanka XabaalBarbaare Ee Gobolka Bay Ayaa Waxaa Ay Kamid Tahay Degaanada Weli Gacantooda Ay Ku Jirto Al Shabaab Iyadoona Hada In Kabadan 8 Sano ay Mamulaan Urarka Al Shabaab.
Gudoomiyaha Degaanka Xabaal Barbaare Xasan Cabdinuur Maxamed Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Mardhow Ay Ku Wajahanyihiin Degaankaasi isla markaana Ay Kala Wareegi Donaan Al Shabaab Oo Hada Gacantooda Ay Ku Jirto.
Dhanka Kale Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Holgalkaani Iskala Kaashan Donaan Ciidamada Gaarka Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Iyo Ciidamada Midowga Afrika Ee AMISOM Kuwooda Itoobiya.
Idale News Online,Barbaare
W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}