Awdiinle(INO)- Gudoomiyaha Degaanka Awdiinle Ee Gobolka Bay C/laah Maxamed Cumar Oo Wareysi Gaar ah Siyey ayaa ka warbixiyey xaalada Degmadaasi isagoona Sheegey in xaalad Caafimaado daro ay jirto Degaankaas.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga oo uu la yeeshey Wariyaha IdaleNews Baydhbo Siidi Cali Muuse Maxamed (Ateera)
Idale News Online, Awdiinle