Baydhabo(INO)- Wasiir ku xigeenka Warfaafinta iyo wacyigalinta Bulshada KGS oo ka hadley Tababar Ku Saabsan Ansharaxa Saxaafadda oo ka Socoda Gudaha Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.
Tababarkan, waxaa qaban qaabisey Wasaarada Warfaafinta KG Soomaaliya iyadoo gancan ka heleyso Hay’ada TIS Ee Soomaaliya.
Wasiir Abba Owod Sufi Cafaan oo ka hadley tababar l oo qabtey Wariyaasha Ka Howlgala Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay aya Tababar kor looga qaadayo Xirfadooda isla markaana la doonayo in wariyaashu ay tabinyaan warar sugan oo Xaqiiqada ku saleynsan iyo Ilaalinta Anshaxa Saxaafadda ayaa lagu qabtey Magaalada Baydhao Ee Xarunta Gobolka Bay.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online,Baydhabo