Dhageyso Wareysi: Maamulka Degmada Baydhabo Oo Xayiraadii Ka Qaadey Shaqada Bajaajta Baydhabo

0
213

Baydhabo(INO)-Waxaa Maanta dib loo fasaxay Wadayaasha Gaadiidka loo yaqaano Bajaajta ee ka shaqeysa Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Bay, kadib markii Ciidamo taabacsan Maamulka ay hakad galiyeen shaqadooda, iyaga oo ka doonaya lacag dheeri ah.

7

Gudoomiye kuxigeenka iskaashatada Bajaajleyda Baydhabo Xassan Xuseen Cali, ayaa sheegay in kadib markii ay sameeyeen banaanbax loo ogalaaday inay ku shaqeystaan gaadiidkooda.

Ciidamada is hortaaga ku sameeyay Gaadiidka Bajaajta ayaa waxa uu sheegay Xassan in la ogaaday in Suuq madow ay lacag kaga doonayeen, balse taasi markii la ogaaday laga raali galiyay xayiraada shaqadooda.

Halkan Ka Dhageyso.

32

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here