Yeed(INO)- Gudoomiyaha Degaanka Yeed Ee Gobolka Bakool Cali Yare C/laahi Oo Wareysi Siyey Idalenews.com ayaa Sheegey In Degaankaasi Uusan Ka Tirsaneyn Maamulka Bakool Sare oo dhawaan looga dhawaaqey Degmada Ceelberde.
Gudoomiyaha ayaa sheegey in dad fidno wadiyaal ah oo uu sheegey in lagu soo gamey Magaalada Muqdisho ay sameeyeen Maamulkkaas, isla markaana waxa uu ku hanjabey inay banaantahay duminta Maamulkaas, isagoona Taagyeerey Hanaanka Siyaasada iyo Geeda Socodka Nabadda Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Halkan Ka Dhageyso Wariye Maxamed Wadani Uu La Yeeshey
Idale News Online, Yeed