Dhageyso Waraysi VOA: Madaxwayne Geelle Oo Ka Hadlay Kulankii John Kerry & Dhismaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed

0
238

Jabuuti(INO)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waraysi khaas ah oo uu siiyey Idaacadda VOA waxa uu kaga hadlay booqashada Xoghayaha Arrimaha Diebadda ee Marayaknaka John Kerry.

gelle

Madaxweynaha ayaa faahfaahin ka bixiyay waxyaabaha ay kaga hadleen kulankii uu la yeeshay, Sidoo kale wuxuu ka hadlay Doorka maraykanka, saldhiga dalka Jabuuti, iyo Booqashadiisa magaalada Muqdisho.

Mudane Geelle ayaa wuxuu sidoo kale ka hadlay dhismaha ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed, Isagoona sheegay hadii aan ciidankaas la samayn inaysan waxba Hagaagi doonin “Amisom Howshoodu waa gabagabo, waxaanu dhahnay waa inaad nala qabataan dhismaha ciidan Awood leh oo Soomaaliyeed”

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Jabuuti

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here