Dhageyso: Wararkii Ugu Dambeeyey Askari Qof Rayid Ah Ku Dilay Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Bay

0
250

Buurhakaba(INO)-Sida uu soo sheegayo Gudoomiyaha Degmada Buurhakaba Askari ka tirsanaa Ciidamada Maamulka Magaalada Buurhakaba ayaa toogtay qof ka mid ah Dadka Deegaanka gudaha Magaaladaasi.

Dil

Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Amaanka Buurhakaba ayaa sheegay in Askariga ay hada gacanta ku dhigeen islamarkaana ay Maxkamad soo taagi doonaan maalmo gudahooda.

Maxamed Aadan ayaa Baydhabo kasoo diray.

Idale News Online, Buurhakaba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here