Muqdisho(INO)-Warar dheeri ayaa kasoo baxaya Dabka kacay Kaalin Shidaal oo ku taalla Isgoyska black sea ee Magaalada Muqdisho.
Qof goobjooge ah ayaa u sheegay Mustaqbal in xaaladda ay aad u xun tahay, sababtoo ah buu yiri Dabka ayaa kusii fidaya meelo hor leh.
Hay’adaha Amaanka iyo kuwa samafalka ayaa isku dayaya inay Xaaladda dajiyaan.
Dhageyso Wareysi aan la yeleynay Nin goob joog u ah waxa soconaya.