Dhageyso:Madaxweyne Shariif Xassan oo ka hadlay Weerarkii Madaxtooyada

0
207

Baydhabo(INO)-Madaxweynaha Dowlada Koofur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan oo  la hadlay VOA ayaa ka hadlay Weerarkii  lagu qaaday Madaxtooyada uu ka dagan yahay Baydhabo.

Shariif Xasan ayaa ku tilmaamay Weerarkaasi mid fuleynimo ah oo ay fuliyeen waxa uu ugu yeeray Dad lasoo qalday kuwaasi oo uu sheegay in dhamaantooda Dagaalka lagu dilay sida uu hadalka u yiri.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Weerarkaan uusan ka horjoogsan doonin inay la dagaalamaan Al Shabaab.

“waxaan ogahay inay Weerarka ku dhinteen 7 Ruux oo Afar ay Shacab yihiin iyo Sadex ka mid ah Kooxda Weerar soo qaaday” ayuu yiri Shariifka isaga oo meesha ka saaray in Ciidamo Itoobiyaan ah ay ku dhinteen Weerarka.

 Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Xafiiska Baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here