Dhageyso: Ururka Arlaadi Aid Oo Qalab Caafimaad Ku Wareejiyey Maamulka Isbitaalka Baydhabo

0
428

Baydhabo(INO)- Qalab Caafimaad oo laga Keeney Dalka Mareykanka ayaa maanta lagu wareejiyey Isbitaalka Weyn Ee Degmada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay isla markaana Qlabkan, waxaa isbitaalka Ugu Deeqey Ururka Gargaarka Ee Arlaadi Aid.

Munaasabadda Waxa ka qiib galey Gudoomiyaha Gobolka Bay C/rashiid C/laahi Maxamed, Kan Degmada Baydhabo C/laahi Cali Watiin, Wasiirka Caafimaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya Isaaq Cali Cali Subag, Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashdda KGS  Caziiza Sheekh, Agaasimaha Isbitaalka Baydho  C/fataah Ibrahim Haashi iyo Wakiilo ka Socoto Ururka Gargaarka Arlaadi Aid oo uu ka mid yahay Ibrahim Axmed Ibrahim iyo Marti Sharaf kale.

Dhamaan Mas’uuliyiintii, ka hadashey Munaasabada waxay u mahadceliyeen Ururka Gargaarka Ee Arlaadi Aid, isla markaana waxay ku amaaneen isxilqaanka ay sameeyeen.

Ugu dambeyntii, Ururka Arlaadi Aid ayaa ah Urur Curdun ah isla markaana ka Gobolka Minisota Ee Mareykanka.

Halkan Daawo

DSCF5930

DSCF5935

DSCF5940

DSCF5942

DSCF5944

DSCF5946

DSCF5947

DSCF5950

DSCF5956

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here