Dhageyso: Tafaasiisha Wararka dagaalka Gobolka Galgaduud & Ciidamada Itoobiya

0
266

Galgaduud (INO) – Wararka ka imaanaya  Degaano hoos yimaada Degmada Gurceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in uu halkaa ka soconayo Dagaal Culus.

Dagaalka ayaa ka soconaya Xadka ay wadaagaan  Soomaliya iyo Itoobiya  gaar ahaan Labo baar  iyo Dhiga.

Dagaalka oo Shalay ilaa maanta soconaya ayaa la sheegay in Dagaalka ay ku dhinteen ilaa 100 Qof islamarkaana Ciidamada Liw Poolis ee Dowlad Degaanka Itoobiya ay Tuulooyin badan Gubeen.

Soldiers loyal to the Somali government ride on military vehicles near the town of Jowhar

Mid kamid ah Odayaasha ku nool  Degaanada uu dagaalku ka dhacay ayaa Warabaahinta u sheegay in Ciidamada Dowlad degaanka Itoobiya ay geeysteen Xasuuq sida uu sheegay.

Idale News Online, Galgaduud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here