Qansaxdheere(INO)- Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Ee Somalia Laanteeda Degmada Qansax- dheree Ee Gobolka Bay ayaa Shacabka Ku dhibaateysan degmada Qansax Dheree ay gaarsisey Raashin Iyo Daawooyin. isla markaana waxay u qiibisay dad danyar ah oo Ku dhibaateysan Gudaha Degmadaas.
Cali Maxamed Suul , Wakiilka Shirkada isgaarsiinta Hoormuud Laanteeda Qansaxdheere ayaa ka warbixiyey qiibinta Deedaas.
Deeqdan Hormuud ay soo gaarsiisey Shacabka Degmada Qansaxdheere ayaa waaxaa ka Mahadceliyey Gudoomiyaha Degmada Isaaq Cabdi Maxamed iyo qaar ka mid ah Waxgaradka Magaalada.
Ugu dameyntii, Deeqadan Shirkda Hormuud ay Gaarsisey Degmada Qansaxdheree ayaa waxa ay Imaaneysa Xili ay abaaro iyo Cudurka shubun biyoodka ka jira Qiibo ka mid ah Gobolad Koonfur Galbeed, dad badan ay U dhinteen Qaarn ay Il daran yihiin.