Dhageyso: Shirka Gollaha Wasiirada KGS Oo Ka Hadley Arimo Dhowr ah

0
221

Baydhabo(INO)- Shirka Khamiis laha ah Ee Gollaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Oo Maanata  Shir Gaduumineyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Adan Ayaa  Looga hadley Arimo Dhoor ah Oo ay Ka Mid Yihiin Sidii Deeganada Ay Abaaraha ka jira loo Gaarsiin Laha  Gargaar bini’aadanimo iyo Biyo dhaamin.

Waxaa Sidoo Kale Looga Hadley Shirka  Sidii Loo Furi lahaa Wadooyinka ay  Godoomiyeen  Maleeshiyada Al  Shabab. Waxana Markii Kulunka Soo idlaadey Warbaahinta La Hadley Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Koonfur Galbeed Somalia  Maxamed Xasan Fiqi.

Halkan Ka Dhageyso