Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay Dowlada soomaaliya.
Madax weyne xasan sh. Maxamuud ayaa fah faahin ka bixiyay sidaa ay noqoneyso dowrasha la filaayo in dalka ay ka dhacaan iyo sidaa ay noqoneyso hananka ay uu dhaceysa ..
Madax weyne xasan ayaa shegay in xiligan aysan dalka ka dhaceynin dowrashooyinka quf iyo codkisa lkn uu shegay mid ka duwaan in ay dalka ka dhaxeyso shacabkuna ay ku qanci doonan
Sidoo kale madax weynaha somaliya ayaa baaq ujeediyay ururka alshabab ee dagalada ka wada somaliya iyo qarax yada is midaaminta ah
Madaxweyne xasan ayaa shegay in ay ka tanasulan ay muhim tahahay alshabab falalka is qarxinta ah dowladisana ay ubala qeydeyso in ay isku so dhibaaan.
Halkan Ka Dhageyso Shir Jaraa’idka Madaxweynaha
Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay.