Baydhabo(INO)- Kulaani Maanta Ka Dhacey Magalada Baydhabo Ee Hoolka Barlamaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya Waxaa Kulan Ay Iskugu Yimadeen Xildhibaanada KG Ayaa Waxaa Looga Hadlaayey Cod Uqaadista Iyo Dhaarinta gudoomiyaha maxkamada sere konfur Galbeed soomaaliya Mudane axmed cabdullaahi Xuseen (fanax).
Waxaa maanta lagu hordhaariyey barlamaanka konfur Galbeed soomaaliya Waxaana Shir Gudoominaayey Gudoomiyaha Baarlamaanka KG Abduqaadir Shariif Sheeq Quna Dhaarista Kadib Ayaa Goobta Ka hadley gudoomiyaha maxkamada sare koonfur Galbeed soomaaliya mudane axmed cabdullaahi Xuseen (fanax)
W/Q:Siidcali Muuse Maxamed {Ateera