Dhageyso: Sandheere Mad Aftiin Oo Ku Guuleystey Kursiga Aqalka Hoose Ee Beesha Hubeer Oo Ka Hadley Dareenkiisa

0
186

Baydhabo(INO)-  Sandheere Mad Aftiin Oo Ku Guuleystey Kursiga Aqalka Ee Beesha Hubeer Oo Ka Hadley Dareenkiisa. isagoona u mahadceliyey musharaxiintii kale  eeuu ka adkaadey.

Sandheere Maxamed Iftin oo helay 26-cod, Wuxuu ka guuleystay Saddex musharrax oo kursiga kula tartamayay kuwaasoo kala ah; Sammaan Maxamed oo helay afar cod, Axmed Siidoow Maxamuud oo helay Hal Cod iyo Maxamed C/raxmaan Cabdi oo Helay 20-cod.

Halkan Ka Dhageyso