Dhageyso: Saameynta Abaarta iyo Biyo La’aanta Ka Jirta Gobolka Bakool Oo Sii Kordheysa

0
172
Xudur(INO)- Waxaa sii kordhaya saameynta ka dhalanaysa abaaraha ka jira deegaano katirsan gobolka Bokool Ee Koonfur Galbeed, iyadoona Gudiga Gurmudka Abaaraha Ee Gobolkaas ay ku degaano hoostaga Degmada Xudur Biyo dhaamin.

Halkan Ka Dhageyso

Wariye Maxamed Xasan C/raxmaan

Idale News Online, Xudur