Dhageyso RadioIdale: Maamulka degmada Janaale oo ka hadlay Fatahaada Wabiga Shabele+ Baaqna U Direy Dowlada KGS

0
493

Baydhabo(INO)-Gudoomiyah Degmada Jiida Janaale Cabdiqadir Ibarahim Aya Waxa Uu Shegayu Inuu Wabiga Shabeele Fatahaad U Sameyey Ay Ku Dhimatay Gabdha yaro jiratay 15-sano.

janaaaaaale

Waxaa Uu Gudomiyhu Uu Intasi Raaciyey Inuu Qarka U Saran yahay, Khasare Ka Dhalan Kara , Markale Webiga Fatahda Uu Sameyo.

Dowlada  Konfur Galbeed Iyo Dowlada Fedeeraalka Soomaaliya, Ayuu Udiray Fariin Si Ay Degdeg Ula So Gadhan Gurmada Deg-Deg Ah.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Janale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here