Dhageyso: Prof. Jawaari oo Khubad Dardaaran & Cafis Ah Jeediyay

0
286

Muqdisho(INO)- Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa khudbad dardaaran iyo cafis dalbasho ah maanta u jeediyay xildhibaanada Baarlamaanka oo xilligii sharciga ahaa ee xilka uga ekaa maanta.

Prof. Jawaari ayaa ka codsaday xildhibaanada Baarlamaanka inay iska cafiyaan haddii ay dhacday intii ay wada shaqeynayeen inay wax khaladaad ah ka dhaceen. Wuxuu dhammaan ka codsaday xildhibaanada inay dhexdooda is cafiyaan.

Gudoomiye Jawaari ayaa sheegay in afartii sano oo ay soo wada shaqeeyeen Xildhibaanada ay wax badan qabteen, wuxuuna ka hadlay xaaladda kala guurka ee dalku marayo.

Halkan Ka Dhageyso