Baydhabo(INO)- Iyadoo Magaalada Muqdihso lagu soo Afjaray Hanaanka Doorashada Dalka Waxaa Si Adag uga Hadlay Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Malaaq Deerow Oo Wareysi Siyey warbaahinta Idale News Online ayaa sheegey in taagyeersan yihin Heshiiskaas.
Odayaasha KG Soomaaliya Ayaa Cod Dheer ku Taageeray Heshiiska La Gaaray iyagoo Hambalyo ugu Daray Madaxda Halkaasi ku Sugneyd ee Gaaray Heshiiska.
Afahyeenka Gollaha Odayaasha Dhaqanka KGS Waxa uu Sheegeey in Farxad Tahay Shirkaasi oo Guul ku soo Dhamaaday isla markana Maamulada Dalka Ay Taageereen Heshiiskaasi.
Waxa Dhanka kale T uu aagyeerey Go’anada Kasoo Baxay Shirka iyo Qaabka loo Doonayo in Dalka Doorasho uga Dhacdo.
Halkaan ka dhageyso
Idale News Online, Muqdisho