Dhageyso: Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Shariif Xasna Ka Jeediyey Shirka Kismaayo

0
209

Kismaayo(INO)-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Maanta 14-Jan-2016 magaalada Kismaayo kaga qayb galay shirweynaha Madashasha wadatashiga Qaran ee hannaanka doorashooyinka 2016-ka.

sharif xasan

Shirweynaha ayaa waxaa kasoo qayb qayb galay Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Ra’iisul-wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Madaxweynaha Dawladda Jubba, Madaxweynaha Koonfur-galbeed,  Madaxweynaha maamulka  Galmudug, Xildhibaanada labada gole ee Dawladda Federaalka, Maamulka Puntland.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here