Xili maanta Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed-Nuur Tarsan uu eedayn kulul dusha uga tuuray Odayaasha dhaqanka Muqdisho, ayaa waxaa eedaasi ka jawaabay Guddoomiyaha odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad.
Dhageyso: [audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2013/08/xaadVsTarsan.mp3]
Halkaan Ka dhageyso via Mobile: xaadVsTarsan
Idale News Online