Beelaha Hawiye ayaa shirar ay kaga arrinsanaayaa sheegashadooda ku aadan gobolka shabeelaha hoose iyo heshiiskii dowlada Federaalka Soomaaliya iyo dhinacyada KG ku gaareen xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.
Dhageyso Maxamed Xasan Xaad oo shirkooda Hotel City Plaza ka hadlaayey:
[audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2014/06/xaad_Dirie.mp3]Dhanka kale Axmed Diiriye oo isagu ka soo horjeeday go’aanka dowlada federaalka ka qaadatey gobolka Shabeelaha Hoose ayaa meel ka dhac u geystey beelaha Banaadiriga isagoo ku tilmaamey marti, si la mid ahna Beesha Biyamaal sidaasi la yeeli doono. dhageyso Axmed Diiriye oo arrimahaas ka hadlaaya:
Idale News Online