Dhageyso: Muxidiin Xasan Afrax oo Afka Furtey” RW soomaaliya Ayaa Wada Qorshe Lagu Aqoonsanayo Maamulka 3da KG soomaaliya”.

0
191

Madaxweyne Ku xigeenka Maamulka la magacbaxay Shabelle state Muxuyadiin Xasan Afrax oo Idaacadaha Magaalada Muqdisho Wareysi siiyey ayaa sheegay in Raisul Wasaare C/wali Sheikh Axmed uu wado Qorshe lagu Aqoonsanayo Maamulka Saddexda Gobol ee Koofur Galbeed Soomaaliya.

Muxuyadiin Xasan Afrax ayaa sheegay in Arrintaasi ay Fashil ku tahay maamulka uu Madaxda ka yahay ee Shabelle State islamarkaana Raisul Wasaaraha uu doonayo in Maamulka Shabelle State uu Burburiyo,si uu u Aqoonsado Mamaulka Saddexda Gobol ee Koofur Galbeed.

Hadalkan ayaa imaanayo ayadoo dhawan la filaayo inay ka dhacdo magaalada Muqdisho, xaflad weyn looga shaacin doono Aqoonsiga maaamulka 3da Gobol.

Halkan Ka Dhageyso: 

[audio:http://radiokulmiye.com/knn/wp-content/uploads/2014/06/War-shuceyb-Shabeele-state.mp3|autostart=yes]

.Shabelle stateIdale News Online, Muqdisho.