Baydhabo(INO)- Xildhibaan Maxamed Macalin Aaden Oo Ka Tirsan Mudanaayasha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si weyn U weererey Shaqo xumo iyo wax is daba marin la sheegey inay ka jirto Laanta Socodaalka iyo Jinsiyadaha Magaalada Baydhabo, isagoona sidoo kalee Eedayey Wasiiradda Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose, Maamulka Gobolka iyo Kan Degmada Baydhabo.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo