Muqdisho(INO)-Mid kamid ah mudanayasha Barlamaanka oo maalintii shalay ka hor hadlaayay Barlamaanka xubnihiisa ayaa sheegay in ay dhaliilsan yihiin qaabka beesha caalamka ay gargaarkii ay ugu talagashay Soomaaliya ay u bixiso.
Xildhibaan Kulalihi oo kamid ah xildhibaanada Barlamaanka ayaa sheegay in hiigsiga 2016-ka ay caalamka ka dhawaajinayaan ay tahay mid mashruuc ah oo aan la dooneyn in Soomaaliya wax loogu qabto.
Halkan Ka Dhageyso Codka Xildhibaanka.
Arintaani ayaa imaanaysa waqti ay tiradii ugu badneyd ee mudanayaasha Barlamaanka ah ay dhaliil san yihin miisaaniyada dowladda ee 2015-ka ay ku shaqeen laheyd.