Dhageyso: Maxuu Yuusuf Dabageed ka yiri Xil ka qaadista lagu sameeyey ?

0
187

Baledweyne(INO)- Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed oo Goor dhaw aan la Xiriirnay ayaa sheegay in aan lagu soo war geliyay xil ka qaadistii lagu sameeyay.

Waxa uu sheegay in uusan ka warqabin xil ka qaadista isla markaana uu ka mqlay oo keliya Warbaahinta.

Yuusuf Dabageed ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in xilka uu wareejiyo balse si wanaagsan in loo maro ay wanaagsan tahay xil ka qaadista lagu sameynayo.

Halkan Ka Dhageyso