Baydhabo(INO)- Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa Ka Warbixiyey Qodobada Horyaalo Barlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya, isagoona sidoo kale xusey in 21 bishan uu furmayo Kalfadhiga 1aad Ee Barlamanka kaasoo uu furi doono Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo