Dhageyso: Madaxweyne Xasan ”Soomaaliya Waxa Lagu Leeyaha Deyn Gaareyso $5.2 Billion”

0
240

Muqdisho(INO)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dalka Soomaaliya lagu leeyahay Deyn lacageed oo ka badan shan Bilyan oo dollarka Mareykanka ($5.2 Billyon dollar).

xasan sheekh

Dowladdii dhexe ee Somalia ayaa burburtay iyadoo Akoonada dalka Soomaaliya lacago badan taalay, waxaa la xasuusan yahay in lacagtii dowladda dhexe uga tagtay bankiyada aduunka ay qayb ka mid weli ku jirtay goortii uu xilka qabtay madaxweyne Xasan Sheekh.

Hay’adda UN Monitoring Group ayaa soo saartay qoraallo badan oo ay ku sheegtay in lacago badan oo magaca Soomaaliya lagu soo deymiyey ay ku dhacday jeebabka shakhsiyaad madax ka ah Soomaaliya iyo qaraabadooda.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here